Skip to content
June 17, 2025

dhabta.com

  • WARARKA
  • DHIIRI GALIN
  • DHAQAALAHA
  • Blog
Main Menu

Tag: #horumar

Sideed ku Bilaabi Kartaa Xirfad Bilaa Khibrad Ah?
DHIIRI GALIN

Sideed ku Bilaabi Kartaa Xirfad Bilaa Khibrad Ah?

February 4, 2025February 10, 2025 - by Dhabta - Leave a Comment

Dadka intooda badani waxay ka cabsadaan inay xirfad cusub bilaabaan sababtoo ah ma hayaan khibrad hore. Laakiin xaqiiqadu waxay tahay in qof kasta oo xirfad leh uu mar bilaabay isagoo …

Sideed ku Bilaabi Kartaa Xirfad Bilaa Khibrad Ah? Read More
maamulka wakgtiga si qorshaysan
DHIIRI GALIN

Sida Ugu Wanaagsan Ee Wakhti Loogu Qorsheeyo Hadafkaaga

January 28, 2025 - by Dhabta - Leave a Comment

Waqtiga waa mid ka mid ah kheyraadka ugu muhiimsan ee qofku leeyahay waana waxa kala saara dadka guuleysta iyo kuwa aan guuleysan. Haddii aad rabto inaad gaarto hadafyo muhiim ah …

Sida Ugu Wanaagsan Ee Wakhti Loogu Qorsheeyo Hadafkaaga Read More
maaree maalkaaga
DHAQAALAHA

Muhiimada ay Leedahay Xakameynta Dhaqaalahaaga?

January 27, 2025January 27, 2025 - by Dhabta - 1 Comment

Maxay Muhiim u Tahay Inaad Xakameyso Dhaqaalahaaga? Maareynta dhaqaalahaaga waa mid ka mid ah xirfadaha ugu muhiimsan ee qofka noloshiisa u horseedi kara guul, degganaansho, iyo yoolal la gaari karo. …

Muhiimada ay Leedahay Xakameynta Dhaqaalahaaga? Read More
Naftaada iyo hadafkaaga
DHIIRI GALIN

Sidee Shakhsiyadaada iyo Hadafkaaga Isku Waafajin Kartaa si Aad u Gaadho Guul?

January 26, 2025 - by Dhabta - Leave a Comment

Si qofku naftiisa iyo hadafkiisa isku waafajin karo si uu u noqdo mid isku dheelitiran, waa inuu ku dhaqmo qorshe nidaamsan oo diiradda saaraya isku xirka gudaha naftiisa (dareenka, shakhsiyadda, …

Sidee Shakhsiyadaada iyo Hadafkaaga Isku Waafajin Kartaa si Aad u Gaadho Guul? Read More
smart goal
DHIIRI GALIN

Sidee U Dejisan Kartaa Hadafyo Guul Lagu Gaaro?

January 25, 2025 - by Dhabta - Leave a Comment

Ma ogtahay in qof kasta oo guuleysta uu leeyahay hadafyo cad oo uu si joogto ah ugu dadaalo? Hadaf la’aan waa sida doon ku socda badda oo aan lahayn jihaystaha. …

Sidee U Dejisan Kartaa Hadafyo Guul Lagu Gaaro? Read More
Blog / DHIIRI GALIN

Guushaadu Waxay Ku Xidhan Tahay In Aad Barato Naftaada iyo Sababta?

January 24, 2025January 24, 2025 - by Dhabta - 2 Comments.

Sidee Naftaada U Baran Kartaa Si Aad U Noqoto Qof Guuleysta? Talaabada ugu horaysay ee Guusha. Waxaa jira hal sir oo qof kasta oo nolosha ku guuleystay uu og yahay …

Guushaadu Waxay Ku Xidhan Tahay In Aad Barato Naftaada iyo Sababta? Read More
Blog / DHIIRI GALIN

Sidee Ayay Caadooyin Yar-Yari u Bedeli Karaan Mustaqbalka?

January 22, 2025 - by Dhabta - Leave a Comment

Caadooyinka yar-yar waxay u muuqan karaan wax fudud oo aan saamayn weyn lahayn laakiin xaqiiqdu waa in ay yihiin aasaaska isbedel kasta oo waara oo lagu sameeyo nolosha. Daraasaadyo badan …

Sidee Ayay Caadooyin Yar-Yari u Bedeli Karaan Mustaqbalka? Read More

Posts pagination

Previous 1 2

Recent Posts

  • Ma ogtahay in Deegaankaagu uu dib kaaga hayo Guushaada? Sababta? Iyo Sida Aad Uga Baxi karto?
  • Waa Sidee Qaabka Ugu Fudud ee Looga Guulaysto Caajiska?
  • Ma Ogtahay In Isbeddel Kasta Uu Ka Bilaabmo Go’aan Yar Oo Aad Maanta Qaadato?
  • Maxaa Sababa In Dad Badani ay Lacag Sameeyaan Hadana Aanay Horumarin Noloshooda?
  • Ma Ogtahay In Xirfadu Tahay Furaha Mustaqbalkaaga?
  • About
  • Contact
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Sida Ugu Fiican Ee Wakhtiga Looga Faa'iidaysto.
  • Terms and Conditions
Copyright © 2025 dhabta.com.
Powered by WordPress and HitMag.